Tafsiir Quraan MP3 Af For Pc (Download On Computer & Laptop)

3.0

  • Payment
When we pick an android app, we know it can be installed easily in our android phone. For example, if you want the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app for PC, you can simply go to the play store and then install the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app within a second. But when it comes to installing the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app on PC , people get confused.

They have no idea that software called an emulator can help you to install the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka on your PC. Today we will show you how easily you can install the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app for PC windows 10 or Mac device.Quraan (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Download
4.8/5 Votes: 541
Developer
Holy Quran Apps
Version
3.0
Updated
July 20, 2019
Requirements
4.1 and up
Size
4.0M
Get it on
Google Play

aReport this app

Description

Quraan (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

How to download & Install Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App for Your PC?

As we mentioned earlier that you need an emulator for installing the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app for PC. For that, you can choose MEmu, Nox, or Bluestacks emulator.
How to download & Install App for Your PC

By selecting one of the emulators it will be much easier to install the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app on PC. So, let's follow the steps to see how easily you can Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app for PC through an emulator.

Step 1: First of all, download the emulator for your PC to install the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app. You can choose the Nox player, MEmu or Bluestacks whichever you want.

Step 2: After completing the emulator installation process, open it.

Step 3: On the home page, you will see the google play store. Log in to the play store for downloading the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app on PC.

Step 4: After login, go to the search bar and type Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app name. Press Enter.

Step 5: With Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app you will have lots of related apps on your screen.

Step 6: Select the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app and click install.

Step 7: According to download speed, the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app may take time to install.

Step 8: When the full installation process of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app is done, now you can easily run it on your PC.

This is the most simple and quickest way to use the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app for your PC.

What's new

Tafsiir Quraan MP3
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Quran
Quraanka Kariimka
Somali Qur'aan Read more Collapse

Images

Download links

Download

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *